Wasiirrada uu soo magacaabay Ra’iisal Wasaaraha Soomaaliya oo gaaraya 36 Wasaaradood ayaa waxay u badan yihiin wejiyo cusub, waxaana ku jira xubno yar oo ka tirsanaa Dowladdii TFG-da
Magacyada Wasiirradda iyo Wasaaraha loo magacaabay
Prof. C/raxmaan Xaaji Aadan Ibbi:
Ra’iisal Wasaare ku xigeen ahna Wasaaradda Kalluumeysiga iyo Kheyraadka Badda
Shariif Xasan Shiikh Aadan:
Ra’iisal Wasaare ku xigeen ahna Wasaaradda Maaliyadda
C/Waaxid Cilmi Goon-jeex:
Ra’iisal Wasaare ku xigeenka ahna Wasaaradda Tamarta iyo Shidaalka
Maxamed C/llaahi Oomaar:
Wasaaradda Arrimaha Dibadda
Prof. Maxamed Cabdi Gaandi:
Wasaaradda Gaashaandhigga
Shiikh C/qaadir Cali Cumar:
Wasaaradda Arrimaha Gudaha
Col. Cumar Xaashi Aadan:
Wasaaradda Amniga Qaranka
C/raxmaan C/shakuur Warsame:
Wasaaradda Qorsheynta iyo Iskaashiga Caalamiga ah
Madoobe Nuunow Maxamed:
Wasaaradda Dastuurka iyo Arrimaha Federaalka
Shiikh Cali Aadan:
Wasaaradda Awqaafta iyo Arrimaha Diinta
Fowsiyo Maxamed Shiikh:
Wasaaradda Haweenka iyo Arrimaha Qoyska
Dr. Maxamuud Cabdi Ibraahim:
Wasaaradda Gargaarka iyo Aadamiga
Farxaan Cali Maxamuud:
Wasaaradda Warfaafinta
Maxamed Cali Xagaa:
Wasaaradda Cilmi-baarista iyo Tiknoolojiyada
Qamar Aadan Cali:
Wasaaradda Caafimaadka
Maxamed Cabdi Xayir Maareeye:
Wasaaradda Shaqada iyo Shaqaalaha
C/llaahi Axmed Cabdulle Azhari:
Wasaaradda Jaaliyadda Dibadda
Axmed C/llaahi Waayeel:
Wasaaradda Warshadaha iyo Barbaarinta
Maxamed Cabdi Yuusuf:
Wasaaradda Howlaha Guud iyo Guriyeynta
Khadiijo Maxamed Diiriye:
Wasaaradda Horumarinta Reer Miyiga
Saleebaan Colaad Rooble:
Wasaaradda Dhalinyarada iyo Isboortiga
Abuukar Cabdi Cusmaan:
Wasaaradda Xanaanada Xoolaha
C/raxmaan Maxamed Faarax Jinaqow:
Wasaaradda Cadaaladda iyo Garsoorka
Xasan Maxamed Nuur Shaargaduud:
Wasaaradda Beeraha
Maxamed Ibraahim Xaabsade:
Wasaaradaha Dekedaha iyo Gaadiidka Badda
Maxamed Mursal:
Wasaaradda Hantida Qaranka iyo Qalabeynta
Prof. Ibraahim Xasan Caddow:
Wasaaradda Hidaha iyo Tacliinta Sare
Cabdalla Boos Axmed:
Wasaaradda Macdanta iyo Biyaha
Xuseen Ceelaabe Faahiye:
Wasaaradda Dib-u-dhiska
Maxamed Xuseen Saciid:
Wasaaradda Dalxiiska iyo Duur-joogta
C/risaaq Cusmaan :
Wasaaradda Boostada iyo Isgaarsiinta
C/rashiid Cirro:
Wasaaradda Ganacsiga
C/raxmaan Jaamac:
Wasaaradda Warshadaha
Cali Jaamac Jengeli:
Wasaaradda Gaadiidka Cirka iyo Dhulka
Burci Xamza:
Wasaaradda Deegaanka iyo Ilaalinta Bii’ada
Waxaa harsan oo marka ay Dowladda Xamar u guurta la magacaabi doonaa Wasiir ku xigeenno aan iyana tiro-yareyn, kuwaasi oo ka mid noqon doona Dowladda Midnimada Qaran ee Soomaaliya, iyadoo ay xusid mudan tahay in ay iyana jiri karaan Wasiiru-Dowlayaal.